Bulsha:- Gabadhan soomaalida ah ayaa qalbiga ka jeclaatay in ay tartan u gasho gabdhaha ugu shidan dalka Maraykanka waxaase ay ka soo muuqatay shaashadaha muddo dheer ka hor iyada oo raadinaysa quruxda gabdhaha afrika ka yimid.
Jawaahir waa gabar soomaali ah oo aad u qurux badan waxaana ay ku hamisay in ay koobka u qaado sanadkan 2014 quruxda gabdhaha ka soo jeda qaarada madow ee afrika ee ku nool USA.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment