Daawo Sawirada:- Ninka Dunida Ugu Gaaban oo Sanado badan kadib helay Lamaane uu nolosha la Wadaago !!

Bulsha:- Pramod Kumar, oo ah ninka loo aqoonsaday in uu yahay Ninka dunida ugu gaaban ayaa in ka badan 22 sano baadi goob ugu jiray lamaane uu nolosha la wadaago , waxa uu helay lamaanihii uu nolosha farxadeeda la wadaagi lahaa.

Ninkan oo u dhashay dalka Hindiya oo47-sano jir ah ayaa dhirkiisu waxa uu yahay hal dhu dhun, waxa uuna guursaday haweeney iyana aad u gooban inkastoo isaga ay ka dheer tahay waxaana lagu magacaabaa gabdhaasi Poonam Devi oo 33-sano jir ah.

Lamaanahan gaa gaaban ee nolosha wadaagay ayaa xaflada arooskooda waxaa kasoo qeyb galay dad badan oo ku farxasanaa guurkooda iyo ehelada lamanayaasha is calmaday , waxa uuna guurkan noqday mid soo jiitay Warbaahinta caalamka.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment