Daawo Sawirada :- Milkiilaha Facebook oo soona bandhigay Sawirada Xaaskiisa iyo Gabadhiisa yar

Bulsha:- Mark Zuckerberg oo ah milkiilaha iska leh aalada Facebooka ayaa waxa uu dhiibay wareeysi dheer oo ku saabsan dhanka nolasha qooyskiisa sida xaaskiisa Priscilla Chan iyo gabadha yar ee u dhalatay taas oo iyana lagu magacaabo Max Zuckerberg .

Mark Zuckerberg waa 31 jir ka taajiray aalada Facebooka waxaana lagu sheegay qarashka uu ku howl galo ama heesto Aduun dhan 45 Bilyan oo Dollar . Mr. Mark Zuckerberg oo markiisii hore Arday iskuul ahaa ayaa waxa uu furay ama hindisay aalada Facebooka 4-tii bishii Febraayo sanadkii 2004-tii .

" Gabadheyda yar waxaan u furay pige u gaar ah balse waxaan u ogalaan doonaa inay aalada ama qadka Facebooka is ticmaasho marka ay gaarto kaliyah 13 sano jir " , sidaas waxaa yiri Mr. Mark Zuckerberg oo ah milkiilaha iska leh aalada Facebooka .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment