DAAWO Qaabka Ugu Fudud ee Bikro Jabinta Habeenka 1aad Ee Aqalgalka.

Bulsha:- Mowduuca Maanta aan kaga hadleydo Barnaamijka Galmada ayaa ah qaabka ugu fudud ee Bikro Jebinta habeenka Koowaad ee Aqal galka,Kaasoo aan doorbidnay kadib Dalabaad nooga yimid qaar ka tirsan aqristayaasha Boga Raaxo Guur.

Waxa inta badan jahwareer lasoo gudboonadaa raga soomaliyeed qaabka u Bigra jabin lahayeen xaasaskooda waxayna mararka qaar lagala kulmaan dhibaato aad u farabdan.

Waxa fiican in Ninka oo ka nixin xaaskiisa isla markaa u muujiyo dareen jaceyl xiliga sariirta uu ku bilaabo salaaxis iyo Istiimin lagana rabo in si aad u kuciyo dareenkeeda dhanka raaxada .

Waa in si hoose ugu dagaan dago Malabyarooga Gabadha una isticmaalo Faasaliin ame kariim jilicsan isla markaa si tar tar tiib ah u geliyo faruuraha hore wallow laga doonaayo in xuubka kore inta badan ku cel celsho hore u gelin.
Waa in Gabadha labada Lugood laabto si Ninkeyda ugu sahlo in si fudud ugeliyo malabyarooga ugaaro waxaa ninka laga donayan in si aad ugu riixin geydkiisa.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment