Daawo Muqaal:Gabar Soomaaliyeed oo wariya ah oo 7sano aan hooyadeed arag oo dil ka bad baaday

Bulsha:- Gabar Soomaali ah oo ka mid ah weriyayaasha ka howlgala magaalada Muqdisho oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka sheekeysay inay ku nooshahay xaalad nololeed oo cabsi iyo wel wel ah iyadoo sidoo kalena sheegtay gabadhaas inaysan mudo 7 sano ah aysan arkin hooyadeed oo kula nool magaalada Muqdisho maadaama ay u baqeyso nafsadeeda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment