DAAWO Kooxda Waayaha Cusub oo Hees Ka Sameeyay Rufiyaanada Dadka Isku Dira

Bulsha:- Kooxda Waayaha Cusub oo   Ku Sugan   Qaarada yurub   Ayaa Soo Saaray Hees Cusub oo ay Ugu Magac  Dareen Rufiyaan   oo Ka hadlaysa Dadka Dadkale Isku Dira



Heestaan ayaa Ka Dambaysay Kadib Markii La isku Diray Fanaan Ka Tirsan Kooxda Waayaha Cusub Iyo Xaaskiisa

HALKAAN RIIX OO DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment