Daawo:- Is Qurxinta Dumarka barnaamijyo Taxane ah oo aad u Faa’ido Badan

Bulsha:- Waxaa Halkani idin kugu soo gudbinaynaa Aqristayaasha iyo daawadayaasha sharaf lahow ee ku xeran Shabakada Xagasha Quman ee Xogmaal barnaamij xiiso leh oo si weyn u xiiseeyaan Dumarka Sharafta leh ee Soomaaliyeed kuwaasi oo baahi weyn u qaba sidii ay u heli lahaayeen talooyin iyo wadooyin ay u maraan sidii ay xanaaneyn lahaayeen jirkooda ama ay u yeelan lahaayeen Xirfad wax ku ool ah.

Hadaba Muuqaaladani aan idin soo gudbinayno waa kuwo loogu tala galay qof walba oo xiiseynaya sidaasi daraadeed lama ogola lamana aqbali doono in la badalo ama la dooriyo ciwaanada loogu tala galay ama la marihabaabiyo dadka Soomaaliyeed sidaasi daraadeed waxaa loo baahan yahay in la dhowro Xaquuqda Muuqaaladani oo wax weyn ugu faa’ideynaya Dumarka Soomaaliyeed.


Halkaan Hoose ka Daawo







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment