Bulsha:- Wargeyska Kampalanews, ayaa soo bandhigay Sawirada qaar kamid ah Booliska Uganda oo falal shaxaarinimo ah kula kacaya dumarka ku nool magaalada, iyagoo iska dhigaya kuwo baaraya.
Qaar kamid ah ciidamada Booliska, ayaa iyagoo ka faa’iideeysanaya sugida amaanka, waxay gacmagacmeyn ku sameeyaan hablaha, gaar ahaan marka ay doonayaan ineey galaan Garoomada ciyaaraha Kubada Cagta.
Askarta ayaa gacmaha ka geliya dumarka Naasaha iyo meelo kaloo xasaasi ah, iyagoo iska dhigaya ineey baarayaan.




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment