cuduro laga qaado siilka haweenka oo la leefo naxdin

Bulsha:-  University of British Columbia daraasad cusub ay soo saartay ayee ku sheegtay in nimanka islawaynada ku jirta ay yihiin kuwa ugu badan ee aan qacnin karin xaasaskooda, daraasada ayaa sheegtay in islawayninka uu sabab ka dhigayo in raga la soo sheegay aysan sii wax ahmiyad ah dhanka galmada iyaga oo ka soo qaada wax iska fudud.

Jessica Tracy From UBC’s Dept. of Psychology ayaa sheegay in wajiga farxada iyo dhoola cadeeska leh ay aad u jecelyihiin dumarka, waxayana kamid tahay wax yaabaha lagu soojiito dumarka.

Dumarka ayaa ah kuwa jecel dhanka madadaalada iyo maa waylada waana kuwa ugu badan ee raadiya farxada







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment