Ciyaarta Sariirta Meeqa Saac Ayaad Sameen kartaa (Talo Iftiimin ah)

Bulsha:- Waqtiga cayaarta sariirta uu ninka raga wadi karo, ragu waa aay ku kala duwanyihiin waxaayna ku xirantahay inta waqti uu ruux walba ka badanyahay ruuxa kale Cayaarta Sariirta maxaa yeelay, haddii uu xaas lahaa mudo sideed bilood ah, waa uu ka waqti gaabanyahay ruuxa muddo 4 sanno lahaa.

maxeey ka koobantahay cayaarta,
1- Niyad, in ruuxa niyaa uga soo dhacdo in uu galmo sameeyo,
2- in uu u Diyaargroobo,
3- in uu Istiimis ama romance uu la yimaado,
4- in uu Galmo la imaado
5- iyo gunanadka Galmada.

5 Qeybood midba waxaa loo baahanyahay waqti looga tala galay in aay socota tusaale ahaan niyada waa in aay waqtiga uun kaaga soo dhacdaa waxaana kugu soo dhici kartaa meel walba oo aad joogto, adigoo xaaskaaga la kulmo maalin iyo habeen midey doonto ha ahaato, diyaar garowgana waa in aad xaaskaaga ku dhilasaa halka aad adiga taagantahay, waxaa dhici karta in aayan wali hawaysan ayada niyada aayan uga jirin waa in aad la timaadaa maskadxii aad ku galin laheyd sidii aay u niyaysan laheyd waana adigoo, isdiyaarisaa dhanka nadaafada, soo jiidashada iyo sheekadaba, istiimiska ama roamce-ga waa in uu ka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment