Anushka Sharma oo quruxdeeda kusoo bandhigtay majaladda Harper’s Bazaar.

Bulsha:- Atariishadda lagu magacaabo Anushka Sharma, ayaa quruxdeeda kusoo bandhigtay majaladda “Harper’s Bazaar” cadadkeeda December 2015 oo ey u sameysay sawirro.

Atariishadda oo 27-sano jira, ayaa sawirro aan caadi eheyn u sameysay majaladdaan, eyadoo kadibna warbixin nolosheeda ku saabsan siisay, sida jaceylka xanta ah ee kala dhexeeyay xiddiga Kirikitka ‘Virat Kohli.
AAANUSHKA

Anushka ayaa hadda mashquul ku ah sawirka filimkeeda cusub ee “Ae Dil Hai Mushkil”, waxaana atoore ka ah Ranbir Kapoor, sidoo kale waxaa kula jirta filimka boqoradda quruxda Aishwarya Rai, halka soo saare uu ka yahay Karan Johar, waxaana lasii dey doonaa 2016.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment