Akhriso Shan Qodob Oo Muhiim Kuu Ah Si Kadis Ahna Laga Yaabo Inaad Kula Kulanto.

Bulsha:- Aqriso Macluumaadkan ka kooban Shan qodob oo ah kuwo kaa yaabin kara kadisna kugu noqon kara:

1- La sheekeyso Naftaada oo kaligaa isla hadal, waxay taas kaa dhigeysaa mid Caqli badan leh, balse ma aha inaad Qof waalan noqonayso sida ay Dadka qaarkiis rumeysanyihiin.

2- Si ka duwan sida la rumeysanyahay, Shukulaatadu wax xiriir ah lama laha Finanka Wajiga kasoo baxa ee Dadka qaar ay u yaqaanaan Fin Qooqa

3- Kala bar Wajigaaga dhanka Midig, lama eka midka Bidix. Caadiyanna waxaa jirta mid ka mida Indhahaaga oo tan kale ka wayn, sidoo kalena Dhagtaada Midig mar kasta waa ay ka sareeysaa tan Bidixta xigta.

4- Wayninka ama Indhahaagu waxay la ekyihiin intii ay ahaayeen markii lagu dhalayay. Indhuhuna marnaba koritaan ma sameeyaan sida Dhegaha iyo Sanka.

5- Mar kasta oo Qol Qaboow badan aad ku hurdeyso, waxaa badanaya Qarawga iyo waxyaabaha cabsida leh ee aad Hurdada ku dhex arkeyso.

Macluumaadkan waxaan kasoo xiganaya Bogagga arrimaha Cilmiga ah lagusoo bandhigo ee ka tirsan Shabakadaha Xiriirka Bulshada.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment