Bulsha:- Inta badan Lamaanuhu waa kuwa meelo fog fog wax ka eegaya balse aynaan sahal u eheen in waqti dhaw uu ku garto in Lamaankiisu yahay qof Daacadnimadu ka dheertahay.
Hadaba bahdasa banadirstar.com ayaa idiin soo bandhigeyso Qodobo lagu garto qofka aanu xariirka Haasaawaha dhab ka ahyn .

Mashquul Aan Jirin: wuxuu ku andacoodaa in uu mashquul yahay wuxuuna soo tiriyaa qofka wax yaabo badan uu kuu muujin karo in uu mashquul yahay, xiligii dan ay kaa gasho wuxuu la soo kala baxaa cududaaro tiro badan aadan maleesan karin.
Codsiyo Tiro Badan: in wax lakala codsado labada lamaane waa muhiim hasa ahaatee codsiga aan ka hadleeno ayaa ah mid ku tusinaya in qofka aad la socoto ku waydiisto wax yaabo qaar aadan awoodin ama kulan kasta shuruud kaaga dhiga in aad keento wax yaabo, waxaadna ka garan kartaa qofka markii uu wax kaa codsado wuu ka xishoonayaa in uu marlabaad hadane codsi ku waydiisto laakiin qofka aan ku rabin uma jixin jixo wax yaabahaas markasta codsigiisa wuu soo taaganyahay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment