Xiliga Dagaalka Qaboow Uu Ka Qarxo Sariirta Haweenka Maxay U Dhibsadaan Malabyarowga ? Sababta Oo Laguu Hayo

Bulsha:- Xanuunada dhaca xiliga ciyaarta lagu jiro ayaa ah arin aad ugu badan lamaanayaasha , waxa ayna haween badan is weydiinayaan sababa ah xanuunadaas u dareemaan hadaba Shumis.net ayaa ku sheegeysa dhowr arin oo u sabab ah arimahaan .



1- In uu jiro xanuun dhanka gudaha minka ah iyadoo taas ay keeneyso in ay dareento xanuunka marka malabyarowga uu garaacayo.
2- In ay aad ukala baxsan yihiin ama isugu dhagan yihiin murqaha xubinta haweenka , waxa ayna tani dhacdaa marka ay haweeneyda ka baqdo xanuun ama si kale ay uga wel welsan tahay malabyaroowga .



3- In haweeneyda aqoon badan u laheyn xubinta oo ku aadan in uu qalalayo marka kulankana ay xanuun dareensiineyso , waxaa alcarabiya ku talineysaa in aad isticmaasho kareemo adiga oo taqtar u tegaya .



4- In uu jiro buro ku dhagan darbiga minka ama in mashaakilo ka jiraan goobta ukxaanta .

5- ama in ukxanta aan qarxin ay ku abuuranto banaanka minka








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment