Bulsha:- Mooska waxa uu dajiyaa neerfaha: waxa qasab ah in ninkaada uu helo deganaasho iyo raaxo ka dib maalin dheer oo shaqo ah , waxaana la xaqiijiyay in mooska uu yahay neerfo dajiya dabiici ah maxaa yeelay waxaa ka buuxa maadada Magnesium, waxa uuna mooska gacan ka geystaa helista xariir macaan oo labada lamaane ah .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment