Bulsha:- Axmed Cali Gees oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa ciidamada Nabad Sugidu waxay ku qabteen magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Galmudug, Iyadoona uu maanta Warbaahinta la hadlay.
Wuxuu sheegay inuu Al-shabaab isaga baxay Sanadii 2012-kii, Balse uu horey uga Tirsanaa, Isagoo Afka ka taageeri Jiray, Wuxuuna sheegay Al-shabaab ay isku dartay dagaalkii Gaalada iyo dadkii Muslimka ahaa, Wuxuuna sheegay sidoo kale dhinaca Al-shabaab kala kulmay Cadaadis badan markii uu ka baxay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment