Bulsha:- Wacan oo Wanaagsan Daawadayaal ku Soo dhawaada xubinta Bandhiga Guurdoonka ee Shabakada Arimaha Bulshada ee Dhaayaha.com Waxaana haatan idiin heynaa gabdho Magacyadooda kula Sheegay Nasra iyo Faaisa oo Ku Nool Finland waxa ayna Doonayaan Rag ay guursadaan.
Hadaba Gabdhahaan Waxa ay Ku Xulanayaan Shuruudo Layaab leh oo ay Raga Badankooda ay u Sahlantahay in ay Sameeyaan Balse Waxa ay Ku Xireen in ninkii ka Soo Bixi Karo ay ku qaadanayaan laba Dabeecad oo Kulul oo ay leeyihiin isla markaana Fajac iyo Layaab ku Noqon Doonta ee Hoos Ka Aqriso Shuruuda iyo Halka aad Kala Xiriireysid.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment