Sababta Dumarka U Xanaaqaan Galmada Ka dib (Sirta Nolosha Akhriso)

Bulsha:- Waxaa marqaati ma doonta ah in Kumanaan rag soomaali ah ku wareersan yihiin sababta xaasaskooda u xanaaqaan kulanka sariirta ka dib iyaga oo sameeyay dadaal walba oo qofkaasi lagu qancinayo dhanka sariirta balse wacdaraha maanta sir ayay idiin haysaa.
Badanaa Raga Iyo Dumarka Waxay aad Iskugu Jecelyihiin Oo Isa So dhawasho Xogan ay dareemaan Xiliga ay Socota Kulunka Macaan Ee Sariirta Lakin Marka ay Dhamato Oo Daqiiqada Yar Kaso Wareegata Waxba Dumarka Kuso Siyada xanaaq aan la aqoon.

Baaritaan la sameeyay ayaa Lagu Ogaaday In Dumarka ay Xanaaqan Marka Uu Dhamaato Kulanka Macaan Ee Sariirta Iyago Ciil Iyo Xanaaq Uu Calosha Iyo Qalbiga Ka Galo taas oo ninka uu naf ahaan is waydiiyo sababta.

Waxaa la soo ogaaday in Dumarka Jecelyihiin In ay Iyaga Wax Walba Go,aan Ka Garaan xiliga ay dhamaanayso
howsha baashaalka iyo shaqada galmada balse Lama Weydiyo In Kulankaas la soo afmeerayo iyo in kale ee mar buu ninka si sahlan kala baxaa oo ku duldhacaa ama ku dhinac dhacaa.

Ragga kuma soo dhacdo in ay ka hadlaan gabagabada shaqada galmada balse rabitaankooda marka uu idlaado ilnibirsiyo ayaa laga yaabaa in ay ku sii dhex qaboojiyaan howsha shaqada ka dibna si aan filasho lahayn ayay ku soo afmeerantaa ciyaarta.

Habeen walba dumarka galmada hela ama habeena dhaaf waxa ay saacad walba qalbiga iska dhahaan shaqada inta aan la galin ka hor caawa ayaad si fiican u qancaysaa oo laguu dhameestirataa taas ayaana keenta in xanaaqa uu iska joogto noqdo maadaama awooda ragga ay ku idlaato marka malabyarowga aamuso oo biyaha qubo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment