Raaxo Si Gooni Dan Ugu Ah Dumarka Oo Ay Hadey Ogadaan Sameeyaana Ay Kaheli Donaan

Bulsha:- Meelaha  ugu dareenka badan ee ragga ay leeyihiin, si wax badan aan uga ogaano ayaan la sheekeysanay Dr. Abdullahi Eid oo ku taqasusay dhibaatooyinka ku yimaado dhanka dareenka waxa uuna sheegay in ragga ay ka wada simanyihiin dareenkaasi laga soo bilaabo marka uu cunuga dhasho ilaa laga soo gaaro marka la saaro sariirta ama uu waayeelka noqdo.

Dhaqtarka ayaa sheegay in dareenkaasi uu u badanyahay xubinta taranka ragga oo ah maxalka macaanka ee isku xira labada wadan ee jaarka ah ayadoona dhaqtarka uu shaaca ka qaaday in dareenkaasi uu yahay mid iskiisa uu Ilaahay uu u keenay aysan aheyn mid la iska yeel yeeli karo.

XUBINTA TARTANKA RAGAA ( Guska )

Qeybta hore ee xubinta ragga ayaa ah goobta ugu baaxada weyn uguna dareenka badan marka laga hadlay dhanka dareenka ragga waxa ayna leedahay dareen u gaar ah oo inta badan ay dareento haweeneeda hadii ay gacanta ku qabato ama ay salaaxdo.

Inta hore ee Xubunta ragga ayaa ka kooban labo qeybood waana qeybta ugu horeyse ee ragga Islaamka ay calaamad u tahay Gudniinka wixii ka danbeeya ayaa ah inta ugu dareenka dhow ama ragga ay ugu jecelyihiin ka hor inta uusan weerarka bilaaban in uu daqiiqado uu gacanta ku sii qabqabto sida lagu soo ogaaday daraasada.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment