Bulsha:- Shabkada ayaa ku siineysa talooyin muhiim ah marka la joogo smaeynta kulanka naxariista leh ee labada lamaane ee gaabryaheey talooyinkaan samee si aad u hesho kulan degan oo dhameystiran.
1- Waxad Ka Yeeshaa Mid Ku Arkaya : ha u maleyn in daminta nalka inta lagu jiro ciyaarta in ay ninka ugu filan tahay in uu raaxo helo , ogoow hadii uusan ku arkeyn raaxadadaas waa dameysaa .
Dhanka aragga ninka aad ayay muhiim ugu tahay hadaba gabaryaheey waxaad xoogga saartaa in uu ku arko , haka wel welin muuqaalka jirkaada .
Haddii aad tahay haweeney xishood badan ka hor inta aadan nalka damin sii shid shumac oo weydii in uu doonayo in shumaca dhankaada xajiso si uu ku arko dhab ahaantii haa mooye wax kale kuma jawaabayo , hadaba hadaadan aheyn noocaas maxaa diidaya in aad dharka ku hor siibatid si degan dhab ahaantii waxaad arkeysaa isaga oo kuu faruuryo qaniinsanaya .
HALKAAN KA DAAWO:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment