Bulsha:- Hadaba Qof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno.
sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen, laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan qaatay ha ogaadaan inuu mamnuuc yahay ama
yeeysan ogaanin, marka hore waxaan tilmaamaynaa sababaha ugu waaweyn in naagaha futada laga isticmaalo
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment