Bulsha:- Marka laga hadlayo dhanka soomaliyeed waa arin u baahan in lagu qoro maskax dagan iyo waliba howl badan lkn mahan mid lagu soo koobi karo hal meel oo kaliya waayo dhaqanka soomalida waa mid horay usoo jiri jiray marka aan ka hadleyo gogol waa arin dadka qaar ay u fasiran karaan wax kale lakiin sidaas modee mahan.
Gogoshaan waxaan ka wadnaa marka la joogo xafada waxaa jira waqtiyo u baahan in la soo jiito raga taas waxaa kaga danleeyahay dumarka ayaan la hadlaa wayo raga waxa soo jiidan kara oo kaliya waa dumarka marka waxaa la rabaa in dumarka ay yeshaan dhugmo u gaar ah si ay u helaan kalsoonida raga qaba.
Dumarka laga helo gogosha macan waxaa kamid ah dumarka laga helo calaadaha soo socda.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment