Bulsha:- Fanaanada caanka ah ee Lady Gaga ayaa nikaaxsatay maalinti Valentine’s Day gacaliyaheeda ay waqtiga badan la socotay, Taylor Kinney.
Gaga ayaa warkan shalay galinkii dambe ku shaacisay bogeeda Twitter ayadoo soo galisay sawirka faraantiga lagu nikaaxsaday. Waxeyna hoos kaga xariiqday, ‘Wuxu i siiyay qalbigisa maalinti Valentine’s Day, aniguna waan aqbalay.’
Gaga oo 28 jir ah ayaa Taylor la kulantay markii ugu horeysay sanadkii 2011.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment