Halkan Ka bar 9 Faa’ido uu leeyahay Canbaha Iyo awooda Galmada Oo uu Kordhiyo

Bulsha:- Miraha Cambaha  dhadhan ahaan iyo midib ahaanba waa miro Qurux badan  qofkii arkana wuu jecleestaa cunitankeda wax yaabaha laga helo waxa ka mid sida.

1: in uu  nadiifiyaa dhamaan dhiiga jirka
2:in uu isku dheeli tiro dheecanka beeryaraha kasoo baxa una badalo sokor dabiici ah  dadka sokorta qaba aad ayuu ugu fiicanyahay.
3:araga indha ayuu aad ugu fiicanyahay guska ragga awood ayuu u yeela
4: Dhiig xinjirowga ama( subaga) ama dhiig subugowg
a ayuu aad ugu fiicanyahay

5 wuxu ka hortagaa kansarka ama (cancer)
6:  saxara la’aanta   ayuu u fiicanyahay calosha ayu socodsiyaa ama wu jilciyaa biyaha ragana wuu nadiifiya
7: Difaca jirka ayuu aad u adkeyaa  qeebweyna ka qaataa
8 madax xanuunka oo madax aad u kuluaado  sida qofka oo qandha iyo madax xanuun iyo daal is ku darso   wu u rooyahay,
9: Maqaar jirka ayuu nadiifiyaa








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment