Bulsha:- Filimada qaabka daran aad bay u saameeyaan kacsiga qofka, naagaha iyo nimankaba dhib ayay u gaystaan runtii, internetka ayay ku soo bateen, markii hore waxay ku koobnaayeen keliya cajaladaha laakin hadda meel kasta ayay soo wada galeen, maxay ninka u keeni karaan ?
Ninka badsada wuxuu ka qaadaa uultimada kacsi yaraan iyadoo ay danbi ku tahay, marka la sheego sex waxaa loola jeeda filimada dadka qaaqaawan ay ka muuqdaan nin iyo naagba oo waliba falka xun sameeya, waxaan kuu sheegayaa ninyahow inaad kacsi waayn doonto iska jir, taas waxay u dhimaysaa raaxada xaaskaaga, waxaa laga yaabaa inaad nacdo naagtaada, waayo been ayay jilayaan naagaha sigiska dhiga
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment