Digniin:- dumaroow ka fogaada wiilsha aad ku argtiin 5taan Astaamood

Bulsha:- Waxaa jira Hablo iyo wiila badan oo laga yaabo in aysan aqoon sidii ay ku xulun lahayen qofka ku habeen ee ay nafta la wadaagi lahayeen marka la gaaro xiliga uu qof walba doonayo in uu dhisto mustaqbal wanagsan si uu u noqdo mid ka dhex muuqda bulshda dhexdeeda.

Hadaba waxaan halkaan adin kugu soo gudbin donaaa shan wax yabood oo hadii aad ku aragto wiilka aad shukansaneyso la doonayo in aad iska dhaafto kana raadsato wiil kale oo aan laheyn calamadaha aan hoose ku xusi doono.

Dhan kale waxaan halkaan uga digeynaa wiilasha Soomaliyed hadii aad leedahay arimahan isku day in aad iska jarto oo aad noqto mid ka nadiif ah arimhan aadna noqoto mid wanagsan qaatana waanadeena.

3: Hadii uu Telfonka ka Qaban Waayo Habenkii Iska Dhaaf Naag kale ay jirta

4: Balan uu Kaa Qaaday hadii uu ka soo Bixin waayo dhowr mar kal leexo.

5: Hadii uu Telfonka uu Wato kaa Ilaalsho kuma jecla ee Waa Daniiste ee kal leexo.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment