Bulsha:- Markaad qisadan aad aqriso waxad meesha ka fahmi doonta in qofkii ku raba in uu ku qiyaayo uusan isagoo meel kale ku soo marin uu ku khiyaani karo taas ayaa dhab waxaa maanta muqdisho ka dhacday qiso dhab taas markii aad aqriso aad layaabi doontid sida ay u dhacday.
Wiil ayaa gabar waxaa uu la ahaa saxiib in badan waxaa uu isku dayay in uu walidkeed ka doono balse arintaas ma aysan u suura galin kolkaas kadib waxaa ay labadooda ku heshiyeen in si hoose isku guursadaan calashaan in ay is masafeystaan waan ay isku raaceen arintaas.
Arintii lagu heshiiyay ayaa adkaatay kadib markii gabadha aan loo ogoleen in ay guriga ka baxdo waayo hadii magalada la isku ha laga xiro taas suuura gal mahan waayo gabadha walalkeed ayaa magalada ku sugan sidaas darteed waxaa loo bahaanyahay in la masaafeeyo.
Wiilkii gabadha rabay ayaaa waxaan uu tashi uu la sameyay wiil ay saxiibo yihin oo gaari wata waxaana uu u sheegay arinta uu rabo wiilkii saxiibkiisa ahaa arin fiican u keenay wiilka rabay in uu gabadha guursado.
Arinta uu keenay wiilka ayaa aheed arin cajiib ah waxaan uu u sheegay in gabadha ayado muqdisho joogta uu isku xiro maxaa yeelay waxaa uu yiro saaxiib wiilka la dhashay gabdha ayaa magalada ka wadaa oo waxaan geynaa meshaa masaafada laga soo xiro oo ah dagmada Walanweyn kadib markaas muqdisho iskaga xir gabadha.
Cajiib wiilkii ayaa farxay kadib waxaa uu keenay lacagti gaariga shidaalka lagu shubi lahaa gaarigi ayaa shidaalka lagu shubay kadib wiilkii gaariga waday ayaa waxaa uu u tagay wiilkii la dhashay gababdha waxaa uu sheegay in uu u socdo Walanweyn uu rabo in uu halkaas u raaco wiilkii ayaa arinta yeelay kadib wiilkii ayaa waxaa loo waday Walanweyn markii ay meesha gareen ayuu wiilkii soo wacay sxbkiis waxaa uu yiri saaxiib meshii kala tuur waan joogtaa dagmada Walnweyn.
Wiilkii ayaa gabadhii waday waxaana uu keenay guri u dhaw xaafada ay daganyhiin gabadha uu jeclaa waxaana uu ku mehersadey halkaas arintaasi ayaa noqotay mida loogu hadal haynta badan yahay magaalada qudba sirada laga soo gaaray ee muqdisho.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment