Bulsha:- Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa laga dareemay Horumar balaadhan, Waxaana sidoo kale magaalada Muqdisho laga hirgeliyey Goobo dalxiis oo kala duwan.
Qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka howl-gala magaalada Muqdisho ayaa soo dhowayn u sameeyay Gabadh uga timid magaalada Hargeisa, Iyagoona soo daawad siiyey Goobaha dalxiiska, Ugu danbayntii Saaray FARAS, oo sheegtay in ayna horey u fuulin, Waxayna ka warantay waxay kala kulantay Muqdisho.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment