Bulsha:- Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa Muuqaal ama Maqal yaab leh oo ay iska soo duubeen Hooyo iyo Gabadheeda, kaasi oo Soomaali badan oo ku nool wadamada Reer Galbedka ay fajac iyo layaab ku noqotay kadib markii ay daawadeen muuqaalkan.
Soomaalidii daawatay ama Dhageysatay hadalkan foosha xun ee dhexmaray Gabadhan iyo Hooyadeed ayaa welwel iyo murugo ku beeray.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment