Daawo Sawirada'' Sirdoonka Holland oo tababaraaya Shimbiro la dagaalama diyaaradaha Basaaska

Bulsha:- Dowlada Holland ayaa bilowday tababarka raxan shimbiro oo loo adeegsan doono qaab Sirdoon, kuwaasi oo sidoo kale ka qeybqaadan doona la dagaalanka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee xiliyada qaar kusoo xadgudba hawada dalkaasi.

Qeyb kamid ah shimbirahaani ayaa waxaa la siiyaa tababar suuragalinaaya in dhulka ay soo dhigaan Diyaaradaha basaaska ee aan duuliyaha laheyn.

Dowlada Holland ayaa qaati ka taagan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn kuwaasi oo si sharci la`aan ku duulaya hawada dalkaasi.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment