Bulsha:- Kooxda alshabaab ayaa si arxan dari ah ugu dishay suuqa degamada xamarweyne ee magaalada muqdisho wiil dhalinyaro ah kaas oo todobaadkii hore sheegtay in uu yahay qaniis ama laga roone.
hadba sidaad u taqaan falkaan dilka ah ayaa waxaa geestay laba wiil oo ku hubeeysan baastoolado kadibna isga cararay goobtii ay dilka ka geesteen wiilkaan ayaa muuqaalkiisa waxaa maamihii dambe lagu arkayay baraha bulshada hadaba hoos ka daawo falkaan wuxuushnimada ah iyo wiilkii oo hadlaya isagoo ku faanaya qaniis nimo.
HALKAAN KA DAAWO:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment