Xagee ugu Haboon ee Dumarka Lag Dhunkoodaa Markaad Ka Tageeyso iyo Markaad U Imaneeysid..

Bulsha:- Markii hadii aad tahay qof xaas leh ama saxiib u qaas waxaa laga rabaa in aad wax badan barto si aad u noqto qof halis ku ah meelah laga raali galiyo dumar waayo dumarku waxaa ay yihiin inshe qaate wax walba oo ay arkaan waa ay jecelyihiin.

Sidaas dartee markaad u imanee xaaskada ama saxbita qaas waxaa laga rabaa in aad meelo qaas ah ka shumiso si ay u fahanto in aad tahay qof si dhab ah u jecel ama ka fikira markad ka maqantahay.

Raga qaar maba yaqanan in ay shumiyaan xaaskooda markeey ka tagayaan iyo markey u imanyaan lakin arintu sidaas mahan ee waa in aad wax ka badalaan arinkaas wayo uma fiicana mustqbalka danbe ee reerkas.

Soomalida ayaa tiraah hadal badani haan ma buuxsho yanan in ku daalin hadal badan ee hoos ka dheeho meelah ugu muhiimsan ee laga shumiyo dumarka.

1: markaad imanee iyo markad baxee ka shumi xaaskada ama saxiibtaa sujuuda ama wajiga taas ayaa meesha ugu muhiisan.

2: ka Shumi bushimaha ama faruuryahay .

3: Ka Shumi labada daan

4: ka Shumi labada gacmood

5: ka Shumi sanka

Digniin intaas aan kor ku soo xusanay waxaa laga rabaa in aad hal mar wada shumiso si ay ku dareento sxbtaa in aad tahay qof doonay ama jecel.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment