Bulsha:- Ceeb ma ah in labada lamaane ay is
weydiiyaan qaabka midka kale uu raaxada ku helayo,
hadaba hadii aad dooneyso in aad heshaan raaxo
macaan habkaan raaca.
Ninyahoow marka hore weydii lamaantaada sida ay
dooneyso in aad ugu raaxeyso iyo goobaha kacsiga ay
ka daremeyso , gabaryaheey adna sidoo kale ayaa laga
rabaa.
Niyahoow durba malabyarowga haka saarin
macaantaada hana ka kicin, sidoo kale gabaryaheey u
sheeg in uusan ka kicin hadii isaga uu kaa hor biyo baxay
.
Xiliga aad sameyneysaan raaxada waxaa muhiim ah in
nafsiyan diyaar u tihiin oo aysan jirin mashquul dhanka
maskaxada ah maxaa yeelay raaxada macaan wax ay
timaada marka nafsiyan diyaar loo yahay .
Sidoo kale waa in jirka uu ahaada mid u diyaarsan
maxaa yeelay jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in
aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna
raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni
malaha waayo waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo
ka kacayo.
Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in ahaato mid jawigeeda
degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay
Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada
gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka
dhargaan .
Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb
ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada .
Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka
wax ay u baahyan yihiin hadal macaan una mahad celi ,
xabad gili waayo raaxadii hore mid ka mac ayay
daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa .
Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka
kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna
kuwaas in lala raaxeysto
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment