Layaab:- Gabar Ninka Guursanaya Shuruud Yaab Leh ku Xirtay, Raga Qaar oo ….

Bulsha:-  Gabadhaan  magaceeda Ku Soo Koobtay Hodan ayaa sheegtay inay dooneyso Nin guursada ka dib u balan qaada waxay u baahan tahay oo markaasi oo ka dalbado.

Waxayna sharuudaha ay ku guursaneyso Ninka ay ku sheegtay ugu horeyn inuu Duuliye Diyaaradaha ka Xeeya,marka labaad waa inuu yahay Qof Muslim ah,Qaab ahaanta Jirkiisana waa in uu Dheeryahay isla Markaana Muqrqo waaweyn Leeyahay.

Sidoo kale,Gabadhaan oo ku nool dalka Mareynkanka waxay shaacisay inay Jirto da’deeda 20-sano jir,islamarkaana tahay Qof aqoon leh oo ka baxday Jaamacad.

Waxay sheegtay inaysan nin waayin laakiin ay u yeeleyso hadba Qofka sharuudaha ay soo bandhigtay buuxiya.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment