Bulsha:- Waxaa jira rag badan oo qaabka ciyaarta sariirtu ka qaldantahay iyagoo markey u galmoonayaan xaasaskooda sameeya sida lagdinta oo kale oo marka ay sameynanayaan ciyaarta caburin iyo culeys xad ka bax ah saaraya haweenka halka iyana dhankood ka tahay in muujiyaan qancin.
Sida ay sheegayaan khubarada ku takhasustay arrimaha qoyska haweenku inta badan ma jecla ciyaarta noocaas ah oo caburinta ku jirto , waxa ayna doonayaan haweenka ciyaarta ay ku jirto naxariis iyo deganaasho.
Libaax ogoow tix gilinta ayaa ah aas-aaska helista macaanka ciyaarta ee xaaskaada haku caburin ciyaarta oo jooji adeegsiga xoogga si tartiib ahna ogu raaxee.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment