Bulsha:- Waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo xiliga kacsiga waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro.
marxalada 1: kacsi ama xiisayn marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaanqoyaan dhidi leh.
HALKAN HOOSE KA DAAWO_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment