DAAWO: Qubanaha VOA: Qurbajoog oo Muqdisho Guryo ka dhisaya, Somaalida Minnesota oo Al-Shabaab u Jawaabay, Maraykanka oo xiray Saldhigii Ethiopia

Bulsha:-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo todobaadkan lagu soo qaatay, Qodobo xiiso badan, Waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan iyo Falastiin Axmed Iimaan.


Waxaa qayb ka ah “Magaalada Muqdisho oo Qurbajoogtu ay malaayiin Doolar geliyeen dhisme Guryo, Soomaalida Minnesota oo ka jawaabay Muuqaal ay soo saareen Al-shabaab, iyo Xidhitaanka Saldhiga Diyaaradaha maraykanka ee Ethiopia”



HALKAN KA DAAWO VIDEO



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment