Dhuuqmada Bishamaha waa Qayb Kamid ah Halbowlaha Kacsiga (Qormo)

Bulsha:- Hadalka naxariista iyo sheekada Xam Xamta (Sheekada Macaan) ayaa ah talaabada ugu horeeysa ee weerarka galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto .

Shumiska Ama Dhuuqmada
Dhuuqmada waxaa loola jeeda in labada bishimood ee afka ninka ay ku lismaan xaaskiisa , waxa ayna labada dhinac dareemaan raaxo macaan.

Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneydauu dhuuqo , halka iyana ay dhuuqayso midda sareeysa. Jirkane laga dhigayo mid isku dhagan oo xabadka sifiican la isku galiyo Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo.

Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenka jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga dhuuqo iyadoo gaarta in ay soo buurato markasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .

Ibta Naaska.

Haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiin macaan marka si toos looga dhuuqo ibta naaska iyadoo si khafiif ah uga qaniinaya.tusaale adigoo ilkaha dhex galinaya si qafiif ah kuna kor jiidaya naaskeeda taasina waxay haweenka ka dhigtaa kuwa is dhiiba oo adi uun kuu hogaan sama.
Shumiska Calaacasha gacanta Iyo Xagasha Lugta Oo Haweenka Istiin Ka HelaanCalaacasha oo laga Shumiyo iyo xagashe hoose lugta haweenka raaxo macaan ayay ka helaan , waxaa kale oo jira haweenka in laga shumiyo indhaha iyo qoorta hoosteeda taasi oo iyagane ay ka helaan dareeen waali ah.

Shumis.net waxuu kuu balan qaadayaa intaan iyo in ka badanba inuu kusoo gudbiyo adigoo lagaa doonaya in aadan noqon qof sariirta ku fashilma







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment