Bulsha:- Hadaba waxan halkan qurbo.net kusoo gubin doonaa qodobo haweenayda u fududayn kara in ay ku guulaysato doorashada seygeeda mustaqbalka laakiin akhriste qodobadani maaha dhamaan qodobada gundhiga u ah doorashada seyga wanaagsan ee u baahan xulashadiisa in laga fiirsado laakiin waxa jira sifooyin kale oo intan ka badan oo ay mari karto gabadha wanaagsan ee doonaysa in ay hesho nin dhigeeda ah oo nolosha la wadaagaa si ay u dhamaystiraan dhismaha qoys wanaagsan oo ay ka abuurmaan ubad wanaagsan oo ugu danbyta noqda bulsho wanaagsan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment