Bulsha:- Wadamada ugu badan ee Soomaalida ku nool dalalka Yurub marka laga reebo UK, waxaa soo labeeya dalka Swedan, waxaana la ogsoon yahay in Haweenkeena Soomaaliyeed ee dalalka Yurub ku nool intooda badan ceyriyeen caruurtooda aabahood, iyadoo khilaaf dhinaca dhaqaalaha inta badan salka ku haayo kala tagaas. Halka Haween kale ay door bideen in ay kala noolaadaan laba guri.
Abwaanad Dhoofo Khaliif oo dalka Swedan booqatay ayaa la fajacday Hooyooyin Soomaaliyeed oo aan la nooleen raggii ilmaha ka dhalay, waxayna mid walba sheegtaa inay tahay Single Mother.
Dhoofo Khaliif ayaa markey arintaasi aragtay waxay ka tirisay suugaan ay ka caroodeen haween badan oo Single motherska iyo Dhoofo dhex mareyso ee daawasho wanaagsan.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA _______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment