Bulsha:- Fanaanada Yurub Geenyo ayaa noqotay fanaanada ugu saamaynta fog fanka cusub dadka horbooda iyada oo micna fog ka qaadata heesaha ay qaadayso ka hor inta aanau bulshada ka hor imaan oo aanay ku luqaynin.
Muuqaalkan Oo ay soo jishay fanaanada ayaa waxaa durba ka qayloyay dadkii oo dhan oo xanuun ay ku beertay heesta Intaa u shub dhiig lahaa taasi oo muddo dheer dadku macna ahaan fahmi la’aayeen balse muuqaalkan uu fasiray.
RIIX HAL KAAN SI AAD U DAAWATO MUQAALAKAN
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment