Xariif Shabaab ahaan Jiray Oo Rag cadaan ah u sir baxay -Video

Bulsha:- Teleefishinka DW Journal ee xaruntiisu tahay dalka Jarmalka ayaa waxa uu warbixin ka diyaariyay nin ka tirsanaan jiray urur ka Al Shabaab.

Waxaan ururka ku biiray buu yiri Markaan Dugsiga sare Dhameeyay oo aan waxbadan shaqo la’aan ahaa. waxayna markiiba i siiyeen shaqo qaybta Administrationka ah.

Run ahaantii Al Shabaab waa urur xiriiro fiican la leh, ururada kale ee ka jira Afrika iyo Bariga dhexe, sida ururka Boko Haram iyo kuwa ka dagaalama Dalka Yemen. Rag badan oo jagooyin ka haya Ururka Boko Haram waxaa lagu tababaray dalka Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKAAN







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment