Bulsha:- Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa
300$ ku dhowaad,
geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada
dadka bahalka ka
awood badan marka uu
geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon
maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha
adeegsado
Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u
cuni kartaa sida cadayga loo
calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi
kartaa shaah, hadda waa la helaa
isagoo shaah oo kale u diyaarsan,
intaad keento biya kulul ayaad
dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo,
wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment