Bulsha:- Sidee aad u heli kartaa raaxo aad u macaan marka aad xaaskaaga u galmoonaysid jawaabtu waa sida soo socota1- isku day inay ahaato noloshiina mid ku dhisan deganaan
2- iska ilaali daalka badan siiba xilliga aad galmada samayn rabto
3- ka fogow xanaaq inuu idin dhex maro adiga iyo xaajiyada marka aad samayn rabtaan jameeca
4- istiinka badi jirka oo dhan wada gaarsii ilaa ay ka kacdo oo ay kacsi daran dareento
5- qaababka galmada kala badbaddal ku bilawo jiif ku dhmeey foorarsi ama inay xaaska adiga kugu soo kor seexato
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment