Qaabka Ugu Fudud ee Bikro Jabinta Habeenka 1aad Ee Aqalgalka

Bulsha:- Mowduuca Maanta aan kaga hadleydo Barnaamijka Galmada ayaa ah qaabka ugu fudud ee Bikro Jebinta habeenka Koowaad ee Aqal galka,Kaasoo aan doorbidnay kadib Dalabaad nooga yimid qaar ka tirsan aqristayaasha Boga Raaxo Guur

Waxa inta badan jahwareer lasoo gudboonadaa raga soomaliyeed qaabka u Bigra jabin lahayeen xaasaskooda waxayna mararka qaar lagala kulmaan dhibaato aad u farabdan.

Waxa fiican in Ninka oo ka nixin xaaskiisa isla markaa u muujiyo dareen jaceyl xiliga sariirta uu ku bilaabo salaaxis iyo Istiimin lagana rabo in si aad u kuciyo dareenkeeda dhanka raaxada .

Waa in si hoose ugu dagaan dago Malabyarooga Gabadha una isticmaalo Faasaliin ame kariim jilicsan isla markaa si tar tar tiib ah u geliyo faruuraha hore wallow laga doonaayo in xuubka kore inta badan ku cel celsho hore u gelin.

Waa in Gabadha labada Lugood laabto si Ninkeyda ugu sahlo in si fudud ugeliyo malabyarooga ugaaro waxaa ninka laga donayan in si aad ugu riixin geydkiisa.

Looma Baahna in Awood loo isticmaalo meesha si xun loo tol tolay waxaa ka imaan kara dhaawac daran oo naagta gaarsiin kara heer ey Nacdo Galmada hadiiba dhowr habeen sidaa yeelo dhib ayaa oga imaan kara mustaqbalka Fog .

Markasta ay qayliso waxaa la rabaa inuu joojiyo riixidda, faasaliinta ayaa ugu roon wax meesha la mariyo marka la rabo in gabadha la bikro jabiyo, gabdhaha aan la gudin aad bay u fududyihiin. Hadii Gabadhaas ku jiifto sariir nuucee rabto ha noqotay hoosta ka soo geli barkin ku qaas ah oo adag hana isticmaalin nuuca kujiifaneysid waxa laga yabaa in kasoo dareero dhacaan ame Dhiig .

Dumarka qaarkood ayaa si weyn u xanuunsada habeenka bigka rabinta ayadoo si weyn losoo tol tolay inkastoo sanadihi ugu danbeesay aan jirin gabar la isdhihi karo bigro sida shegeen raga qaarkood marka guursadeen wallow qaarkood la kulmeen dhacdooyin aan ka fileen gabadhaan lagana yaabo in sababtaas  in  loo Furo







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment