Bulsha:- Waxa Hubaal Ah In Dadka Ay Ku Kala Aragti Duwanyihiin Guurka Raga Ajaanibta Ah Oo Dumarka Soomaalida Waqtiyadan Danbe Si Aad Ah U Sameeynayeen. iyadoo arintaasi ay dhalisay muran badan, qaarkoodna ay sheeko iyo mowduuc u noqotay meelaha lagu qaxweeyo. Haddaba Daawo Video Gabar Soomaaliyeed Arimahaasi Jawaab ka bixisay iyadoo soo dhigtay Barta La iska Arko ee Youtube-ka muuqaalkaasi oo ah mid aad u xiiso badan ka daawo halkani hoose adigoo gujinaya Farta Buluuga ah.
GUJI HALKAAN EE DAAWO
Hadaba Mahubo Fabulous Said Wa Gabar Soomaaliyeed Oo Ku Nool Dalkaasi Mareeykanka Inta Badan Dadka Ay Aragti Kala Duwan Ka Qabaan Hab Dhaqankeeda Gaar Ahaan Muuqaalada Joogtada Ah Oo Ay So Galiso Youtube-ka . Qaar Kamid Ah Dadka Ayaa Ku Tilmaama Qof Aan Xishoonin Oo Waxa Ay Rabta So Dhigta Aalada Youtube-ka Halka Kuwa Kalane Ay Aragtiyo Kala Duwan Ka Qabaan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment