JACEYL WAALAN :Nin Xaaskiisa Oo mayd ah la noolaa sanado badan !

Bulsha:- Waxaa yaab iyo amakaag ay wacdaraha.com idinkaga soo gudbisaa nolosha wacdaraha aduunka  waxaa maanta idiin haynaa nin  sanado badan la noolaa xaaskiisa oo mayd ahayd.

Ninkan oo lagu magacaabo Caabid Binu Madar waxa uu u dhashay Dalka Algeria waxa uu 3-sanno la noola Xaaskiisa oo Meyd ah, Caabid waxa uu sheegay in Meydka Xaaskiisa uusan u sheegin Cid waxa uuna ku dhaqaaqay in Maalin waliba uu isaga haajiro Guriga uu kunoola isaga oo Habeenkii oo qurah usoo hoyan jiray Gurigiisa.

Sidoo kale Caabid waxa uu sheegay in Xaaskiisa uu aad u jeclaa waxa uuna ka Qajilay am aka cabsaday hadii uu reerkeeda ku wargaliyo in gabadhoodii ay geeriyootay in la aaso dabadeedna uu waayo Muuqaalka Xaaskiisa oo lagu magacaabaayay Zahuur.

Ugu dambeyntii Qisadaani oo ah Qiso dhab ah ayaa waxa ay ka dhacday Dalka Algeria waxa uuna Ninkaani jecleystay in uu la noolaado Xaaskiisa oo Meyd ah si uu ugu bad-baado Cid lada kaga imaan karto hadii Meydka Xaaskiisa laga aaso Hayeeshe mahan mid layaab ah waxaana sababay Jaceylka uu u qabo Xaaskiisa.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment