Hablaha jooga leh iyo kuwa jakaniga ah kuwee baa ku fiican g..

Bulsha:- Yaa qurux badan gabadha dheer iyo midda gaabaan maxaase ay ku kala duwan yihiin? runtii dadka badakoonda su'aashan ayay si weydiinayaan oo ay leeyihiin yaa fiican labada naag noocaas kala ah, haddaba naagta dheer iyo midda gaaban waxay u noqonaysaa dooqa ninka, rag waxaa jira ka helo naagaha dheer kuwana waxay rabaan naagta gaaban, laakin xagga galmada waxaa la sheegaa naagaha dhaadheerka inay ku waalan yihiin kacsiga, aniga waxaan dhihi lahaa ninka gaaban waxaa ku haboon naagta gaaban midka dheerna waxaa ku munaasib ah naagta dheer, waayo marka galmada waa isku jir istaag iyo foorarba iyo jiifka, rag kale waxay dhahaan naagta dheer ilmo dheer ayay ii dhalysaa, sidaa awgeed midda dheer ayaan rabaa 








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment