FBI-da Mareykanka oo baareysa dil ka dhacay Minneapolis (Video)

Bulsha:- Hay’adda Dambi-baarista Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay inay sameyn doonto baaris dhinaca xuquuqda madaniga ah, ka dib markii la arkay saraakiil booliiska ka tirsan oo tooganaya nin madow oo ku sugan magaalada Minneapolis ee gobolka MN.

Duq magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa codsatay baaristan. Baaristani waxay garab socon doontaa mid kale oo uu sameynayo xafiiska ka hortagga dambiya ee gobolka MN.

Jamal Clarck oo 24 jir aha ayaa la toogtay, xilli uu muran la galay saraakiil jooga xaflad la qabanayey habeenkii Axadda. Mr. Clarck ayaa Axaddii isticmaalka ku dhintay.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment