Bulsha:- Diinta islaamka maxay ka qabtaa in ninka naagtiisa u dhuuqo ama afka u la galo bahalkeeda.Sidoo kale diinta maxay ka qabtaa in naagta ama xaaskaaga ay kuu dhuuqdo bahalkaaga ama malab yarowgaaga.
Waa suaal aad u da,weyn oo madaxa daalineysa in badan ay dad farabadan ku rafaadsanaayen una baahnaayeen in ay helaan jawaab sax oow aafi ah .
Hadaba sh maxamuud sheikh shibile oo kamid ah culimada waaweynee soomaaliyeed ayaa arintaas si tooos ah loo weydiiyey isagoona ka jawaabay si fiican oo faah faahsan.
Sheeikha ayaa live ama toos ka ah barnaamij ka baxa telefishinka afka soomaliga ku baxa ee Somalichannel kaas oo uu ku leeyahay barnaamij usbuucla ah oo diini .Hadaba jawaabta oo kaa yaabin doonta halkan hoose ka daawo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment